Skip to content

Sheeg qaar ka mid ah qishka iyo khiyaanada xaaraanta ah?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س٢١: ما بعض أنواع الغش المحرم؟

S21: Sheeg qaar ka mid ah qishka iyo khiyaanada xaaraanta ah?

الجواب

ج:الغش في البيع والشراء، وهو إخفاء عيب السلعة.

  • الغش في تعلم العلم، ومثل ذلك غش الطلاب في الامتحانات.
  • الغش في القول كشهادة الزور والكذب.
  • عدم الوفاء بما تقول وما تتفق به مع الناس.
  • وفي النهي عن الغش: أنَّ رسولَ اللهِ صلى الله عليه وسلم مرَّ على صُبْرةِ طعامٍ، فأَدخَلَ يدَه فيها، فنالَتْ أصابعُه بَلَلًا، فقال:

«ما هذا يا صاحِبَ الطَّعامِ؟» قال: أصابَتْهُ السَّماءُ يا رسولَ اللهِ. قال: «أفلا جَعَلْتَه فَوقَ الطَّعامِ كَيْ يَراهُ النَّاسُ؟ مَن غَشَّ فليس مِنِّي»

رواه مسلم.

الصُّبْرَة: هي الكَوْمةُ من الطَّعام.

J: Qishka xagga wax kala iibsiga waa qarinta ceebta badeecadda (alaabta).

-Qishka wax barashada: waxaana tusaale u ah qishka ardayda imtixaanada.

  • qishka (isu hoos galinta) xagga qowlka (hadalka) waa sida furitaanka markhaati beenaadka iyo beenta.

Oofin la'aanta waxa aad sheegeyso iyo waxa aad dadka ku heshiisaan.

  • Xagga iska reebidda qishka waxaa soo arooray in Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- uu soo ag maray cunto weel ku jirta suuq dhexdii, markaasuu galiyey gacantiisa, waxaa soo gaaray farahiisa qoyaan, markaasuu wuxuu yidhi:

"Waa maxay waxakani kan iibinayoow raashinkan? Wuxuu yidhi: Waxaa ku da'ay roob Rasuul Alloow. Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi: Maxaad u soo marin weyday kor si ay u arkaan dadku? Qofkii qish (khiyaamo) fala iga mid ma aha".

Waxaa soo weriyey Muslim.

Subrah waxaa la yidhaahdaa cunto meel tuulan.