Skip to content

السؤال

س٢٢: ما هي الغيبة؟

S22: Waa maxay xantu?

الجواب

ج:هي ذِكْرُ أخيك المسلم بما يكره وهو غائب.

  • قال تَعَالَى:

﴿وَلَا يَغْتَبْ بَعْضُكُمْ بَعْضًا أَيُحِبُّ أَحَدُكُمْ أَنْ يَأْكُلَ لَحْمَ أَخِيهِ مَيْتًا فَكَرِهْتُمُوهُ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ تَوَّابٌ رَحِيمٌ﴾

[الحجرات: ١٢].

J: Waa inaad ku sheegto walaalkaa Muslimka ah wax uu karhayo isagoo maqan oo aan idinla joogin.

Alle wuxuu yidhi:

(Qaarkiin yaanay xaman qaarka kale; miyuu jecel yahay midkiin inuu cuno hilibka walaalkiis oo mayd ah? Waad naceysaane (naca xanta). Dhowrana (xilkuu idin saaray) Alle. Alle waa Toobad Aqbal Badane, Naxariis Badan).

[Suuradda Al- Xujuraat:11].