عربي - Arabic English Qafár af - Afar Afrikaans - Afrikanns Akan Shqip - Albanian አማርኛ - Amharic Հայերեն - Armenian অসমীয়া - Assamese Azərbaycanca - Azerbaijani Bamanankan - Bambara Bassa Bemba বাংলা - Bengali Bosanski - Bosnian Български - Bulgarian မြန်မာဘာသာ - Burmese Bisaya - Cebuano Cham Нохчий - Chechen chiCheŵa - Chewa 中文 - Chinese Адыгэбзэ - Circassian Hrvatski - Croatian Česky - Czech Dagbani Dansk - Danish فارسی دری - Dari Dendi ދިވެހި ބަސް - Dhivehi Nederlands - Dutch إستوني - Estonian Suomi - Finnish Fon Français - French Fulfulde - Fula ქართული - Georgian Deutsch - German Ελληνικά - Greek ગુજરાતી - Gujrati Kreyòl ayisyen - Haitian Creole Hausa हिन्दी - Hindi Magyar - Hungarian Igbo Indonesia - Indonesian Italiano - Italian 日本語 - Japanese Jóola - Jola ಕನ್ನಡ - Kannada Қазақша - Kazakh ភាសាខ្មែរ - Khmer Kikuyu Ikinyarwanda - Kinyarwanda Ikirundi - Kirundi 한국어 - Korean كوردی سۆرانی - kurdish كوردي kurmancî - Kurmanji Kyrgyz ລາວ - Lao latviešu - Latvian Lingala lietuvių - Lithuanian Luganda Македонски - Macedonian Maguindanaon Malagasy - Malagasy Bahasa Melayu - Malay മലയാളം - Malayalam Mandinka मराठी - Marathi Mõõré - Moore नेपाली - Nepali أنكو - NKo Norwegian ଓଡ଼ିଆ - Odia oromoo - Oromo پښتو - Pashto فارسی - Persian Polski - Polish Portuguese ਪੰਜਾਬੀ - Punjabi Română - Romanian Русский - Russian Српски - Serbian Shona සිංහල - Sinhala Slovenščina - Slovenian Soomaaliga - Somali Soninke Sesotho - Sotho Español - Spanish Kiswahili - Swahili Svenska - Swedish Tagalog Тоҷикӣ - Tajik தமிழ் - Tamil తెలుగు - Telugu ไทย - Thai ትግረኛ - Tigrinya Türkçe - Turkish Türkmen - Turkmen Ukrainian اردو - Urdu ئۇيغۇرچە - Uyghur Ўзбек - Uzbek Việt Nam - Vietnamese Wolof Yao Yorùbá - Yoruba Zarma زولو - Zulu
السؤال
س2: اشرح هذه الأحكام الخمسة.
S2: Sharax ka bixi axkaamtan shanta ah.
الجواب
ج:١. الواجب: وهو على وجه اللزوم، مثل الصلوات الخمس، وصيام رمضان وبر الوالدين.
- الواجب يثاب فاعله ويعاقب تاركه.
- المستحب: وهو ليس على وجه اللزوم، مثل السنن الرواتب، وقيام الليل وإطعام الطعام والسلام. ويسمى السنة والمندوب.
- المستحب يثاب فاعله ولا يعاقب تاركه.
ملاحظة مهمة:
ينبغي للمسلم عندما يسمع أن هذا الأمر سنة أو مستحب أن يبادر إلى فعله، والاقتداء بالنبي ﷺ.
- المحرم: وهو ما تركه لازم، مثل شرب الخمر، وعقوق الوالدين، وقطع الأرحام.
- المحرم يثاب تاركه ويعاقب فاعله.
- المكروه: تركه غير لازم، مثل الأخذ والإعطاء باليد الشمال، كف الثوب في الصلاة.
- المكروه يثاب تاركه ولا يعاقب فاعله.
- المباح: وهو على التخيير بين تركه وفعله، مثل أكل التفاحة وشرب الشاي، ويسمى: الجائز والحلال.
- المباح لا يثاب تاركه ولا يعاقب فاعله.
J: 1. Waajibka: Waa xil na saaran inaan gudanno, sida salaadaha shanta ah, iyo soonka Ramadaanka, iyo u baarri ahaanta waalidka iyo xiriirinta qaraabada iyo wanaajinta deriska.
- Waajibka waa loo abaal gudaa qofkii fala oo fuliya, waana loo ciqaabaa qofkii ka taga oo dayaca.
- Falalka fiican in la falo oo lala yimaado aanse waajibka aheyn, sida sunanka joogtada loo tukado ee salaadaha faralka ka hor iyo kaddib la tukado, salaatu leylka, siinta dadka cunto, iyo salaanta, waxaana la yidhaahdaa sunno iyo wax fiican in la falo.
- Sunnada aan waajibka ahayn waa loo abaal gudaa qofkii la yimaada, loomana ciqaabo qofkii ka taga.
Fiiro gaar ah:
Waxaa la gudboon qofka Muslimka ah markuu maqlo arrinkani waa sunno ama wax fiican in la falo, inuuu u degdego falkiisa, iyo ku dayashada Nabiga s.c.w.
- Xaaraanta: Waa waxa waajibka ah in laga tego, sida cabbista khamriga, ku caasinta waalidka iyo goynta qaraabada iyo inaad xumeyso deriska.
- Xaaraanta waa loo abaal gudaa qofkii ka taga oo la ciqaabaa qofkii fala.
- Makruuha waa waxa aan habbooneyn in la falo, ka tegitaankiisuna waajib aheyn, sida inaad wax ku qaadato oo bixiso gacanta bidix, celinta marada salaadda gudaheeda.
- Makruuha waa loo abaal gudaa qofkii ka taga mana loo ciqaabo qofkii fala.
- Mubaax ama shayga bannaan: qofkaana dooran inuu ka tago ama falo sida cunista tufaaxa ama cabbidda shaaha, waxaana la yidhaahdaa waxa bannaan ee xalaasha ah.
- Waxa bannaan: ma leh abaalgud qofkii iska daaya, loomana ciqaabo qofkii fala.