Skip to content

Waa maxay faa'idada barashada iyo fahmidda diinta, iyo fadliga barashada diinta iyo in fahmo loo yeesho?

الباب / الفصل
قسم المنوعات

السؤال

س٣- ما ثمرة التفقه في الدين، وفضل الفقه في الدين؟

S3- Waa maxay faa'idada barashada iyo fahmidda diinta, iyo fadliga barashada diinta iyo in fahmo loo yeesho?

الجواب

ج:صحة الأقوال والأعمال والاعتقادات، بما يثمر السعادة في الدنيا والآخرة.

  • في الحديث عن معاوية بن أبي سفيان -رضي الله عنهما- قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«من يُرِدِ الله به خيراً يُفَقِّهْهُ في الدين»

رواه البخاري ومسلم.

يفقهه: أي يجعله عالمًا بالأحكام الشرعية.

J: Waxaa ku hagaaga hadalka aad ku hadleyso, falalka aad faleyso iyo waxa aad aaminsan tahay, taasoo aad ku heleyso liibaan adduun iyo aakhiraba.

  • Tixraac xadiiska Mucaawiyah bin abii Sufyaan Allaha ka raalli noqdee wuxuu yidhi: Rasuulkii Alle sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Qofkii uu Alle la doono kheyr wuxuu fahansiiyaa diinta".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Wuxuu fahansiiyaa: Macnaha waa ka yeelaa qof yaqaan oo u cilmi leh axkaamta sharciga.