Skip to content

السؤال

س1: ما هي الأحكام التكليفية الخمسة؟

S1: Waa maxay axkaamta shanta ah ee diinta?

الجواب

ج:١. الواجب.

  1. المستحب.
  2. المحرم.
  3. المكروه.
  4. المباح.

J: 1. Waajibka.

  1. Sunnaha aan waajibka aheyn.
  2. Xaaraanta.
  3. Makruuha (wax reeban oo laga fiican yahay la imaatinkiisa aanse xaaraan aheyn).
  4. Waxa bannaan ee xalaasha ah.