Skip to content

Waa maxay aadaabta gelitaanka guriga iyo ka bixiddiisa?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س16: ما آداب دخول البيت والخروج منه؟

S16: Waa maxay aadaabta gelitaanka guriga iyo ka bixiddiisa?

الجواب

ج:1. أخرج بقدمي اليسرى وأقول:

«بسم الله، توكلت على الله، لا حول ولا قوة إلا بالله، اللهم إني أعوذ بك أن أضل أو أضل، أو أزل أو أزل، أو أظلم أو أظلم، أو أجهل أو يجهل عليَّ».

  1. أدخل البيت بقدمي اليمنى، وأقول:

«بسم الله ولجنا، وبسم الله خرجنا، وعلى ربنا توكلنا».

  1. وأبدأ بالسواك، ثم أسلم على أهل البيت.
  • في الحديث:

«كان إذا دخل يبدأ بالسواك»

رواه ابن ماجه.

J: 1. Waxaan bixi anigoo hormarin cagteyda bidix waxaana odhan:

"Bismillaah tawakaltu calal Laah, walaa xawla walaa quwwata illaa billaah Allaahumma innii acuudu bika min an adilla aw udalla aw azilla aw uzalla aw adlima aw udlama aw ajhala aw yujhala calayya". Magaca Alle yaan ku bixi, waxaan tala saartay Alle, Xeelad iyo Xoog oo dhan Alle ayey u sugnaadeen. Allow waxaan kaa magan galayaa, inaan lumo ama la i lumiyo, ama aan marin habaabo ama lay marin habaabiyo, ama aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo ama aan gafo ama la igu gafo."

  1. Waxaan hor gelin guriga lugtayda midig, waxaana odhan:

"Bismillaahi walajnaa wa bismillaahi kharajnaa wa calaa Rabbinaa tawakalnaa" (Magaca Alle ayaan ku galnay, magaca Allena waan ku baxnay Rabbigayana waan tala saarannay".

  1. Waxaan ku billaabi cadayasho, kaddib waxaan salaami reerka.

Tixraac xadiiska:

(Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- markuu guriga soo galo wuxuu ku billaabi jirey cadayasho).

Waxaa soo weriyey ibnu Maajah.