Skip to content

Waa maxay aadaabta Masjidku?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س18: ما آداب المسجد؟

S18: Waa maxay aadaabta Masjidku?

الجواب

ج:1. أدخل المسجد بقدمي اليمنى وأقول:

«بسم الله، اللهم افتح لي أبواب رحمتك».

  1. لا أجلس حتى أصلي ركعتين.
  • لحديث:

«إذا دخل أحدكم المسجد فلا يجلس حتى يصلي ركعتين»

متفق عليه.

  1. لا أمرُّ بين يدي المصلين، أو أنشد الضالة في المسجد، أو أبيع وأشتري في المسجد.

قال عليه الصلاة والسلام:

«لو يعلم المار بين يدي المصلي ماذا عليه لكان أن يقف أربعين خيرا له من أن يمر بين يديه»

  • وقول الرسول الله صلى الله عليه وسلم:

«من سمع رجلا ينشد ضالة في المسجد فليقل لا ردها الله عليك، فإن المساجد لم تبن لهذا»

رواه مسلم.

  • وفي الحديث:

«إذا رأيتم من يبيع، أو يبتاع في المسجد فقولوا: لا أربح الله تجارتك»

رواه الترمذي والدارمي.

  1. أحرص على نظافة المسجد.
  • في الحديث عن أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها قالت:

«أمر رسول الله صلى الله عليه وسلم ببناء المساجد في الدور، وأن تنظف وتطيب»

رواه الترمذي وأبو داود وأحمد.

  1. أخرج من المسجد بقدمي اليسرى، وأقول:

«اللهم إني أسألك من فضلك».

J: 1. Waxaan gali Masjidka anigoo hormarin lugtayda midig waxaana odhan:

"Bismillaah, wassalaatu wassalaamu calaa Rasuulillaah, Allaahumma iftax lii abwaaba raxmatika". "Magaca Alle ayaan ku galayaa: Allow ii fur albaabbada Naxariistaada”

  1. Ma fadhiisanayo jeer aan tukado labo rakcadood.

Tixraac xadiiska: In Nabigu s c.w arkay nin tukan oo cagtiisa dusheed qaddar dhan dirham ay biyuhu gaarin, markaasuu wuxuu amray inuu dib u soo weyseysto oo tukado". Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.

"Markuu midkiin soo galo Masjidka waa inuusan fadhiisan jeer uu tukado labo rakcadood".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

  1. Ma hor marayo qof tukanaya, wax dhumayna ma ka naadineyo/baafineyo baadigoobkood Masjid, mana ku sameynayo wax kala iibsi masjid gudahiisa, waxaana ku dadaali nadaafadda Masjidka.
  • Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Hadduu ogaan lahaa qofka hormari qof tukanaya waxaa ka soo gaari denbi inuu joogsado afartan- sugo baa uga roonaan laheyd inuu hormaro".

Iyo odhaahdii Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam-:

"Qofkii maqla nin wax dhumay ka dhex baafineya Masjid ha yidhaahdo Alle kuuma soo celiyo, waayo masaajidda looma dhisin arrinkaa".

Waxaa soo weriyey Muslim.

Iyo tixraac xadiiska:

"Haddaad aragtaan qof wax ku gadi/iibin ama gadan Masjid ku dhaha ha ka faa'idin oo Alle kuuma barakeeyo ganacsigaaga".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Ad-Daarami.

  1. Waxaan ku dadaali nadaafadda Masjidka.

Tixraac xadiiska hooyadii mu'miniinta Caa'ishah -Allaha ka raalli noqdee- waxay tidhi:

"Rasuulkii Alle wuxuu amray in laga dhiso masaajiddo meelaha dadku degan yihiin, oo la nadiifiyo oo la udgiyo".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Abuu Daawuud.

  1. Markaan ka soo baxayo Masjidka waxaan hormarin cagteyda bidix waxaana odhan:

Allaahumma innii as'aluka min fadlika : "Allow waxaan ku waydiisanayaa fadligaaga".