Skip to content

السؤال

س٢٦: ما هو التجسس؟

S26: Waa maxay is jaasuusiddu?

الجواب

ج:هو الكشف والبحث عن عورات الناس وما يسترونه.

من صوره المحرمة:

  • الاطلاع على عورات الناس في البيوت.
  • استماع المرء إلى حديث قوم بدون علمهم.
  • قال تَعَالَى:

﴿وَلَا تَجَسَّسُوا ...﴾

[الحجرات: ١٢].

J: Waa inaad bannaanka keento oo aad raadiso cowradaha dadka iyo ceebahooda ay qariyaan.

Waxaa ka mid ah noocyadiisa xaaraanta ah:

  • Inaad dhugato cowradaha (waxa u qarsoon) dadka ku sugan guryaha.
  • Inuu qofku dhageysto sheekada dad iyagoo aan ogeyn.

Alle wuxuu yidhi:

(Ha is jaasuusina....).

[Suuradda Al- Xujuraat:11].