Skip to content

السؤال

س١٣: ما أنواع خُلق الحياء؟

S13: Waa maxay noocyada dabeecadda xishoodka?

الجواب

ج:١. الحياء من الله: يكون بأن لا تعصيه سُبْحَانَهُ.

  1. الحياء من الناس: ومن ذلك ترك الكلام الفاحش البذيء وكشف العورة.
  • قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«الإِيمانُ بِضْعٌ وسَبعونَ» - أو: «بِضْعٌ وسِتُّونَ» - «شُعْبةً، أَعْلَاها: قَوْلُ: لا إِلَهَ إلَّا اللهُ. وأَدْناها: إِماطةُ الأَذَى عنِ الطَّريقِ. والحَياءُ شُعْبةٌ مِنَ الإِيمانِ»

رواه مسلم.

J: 1. Inaad ka xishooto Alle: Ka xishoodkiisuna waa inaadan caasiyin Alle Isagaa xumaan ka hufane.

  1. Inaad ka xishooto dadka: Waxaana ka mid ah ka tegitaanka hadalka xun iyo af lagaaddada iyo muujinta cawrada.

Rasuulkii Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Iimaanku waa dhowr iyo toddobaatan ama dhowr iyo lixdan qaybood, waxaa u sarreeya: Qowlka: Laa ilaaha illal Laah, waxaana ugu hooseeya ka qaadista waxa dadka dhibaya jidka, xishoodkuna waa qayb ka mid ah Iimaanka".

Waxaa soo weriyey Muslim.