Waa maxay debciga iskaashigu iyo isu kaalmeyntu?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س١٢: ما هو خلق التعاون؟
S12: Waa maxay debciga iskaashigu iyo isu kaalmeyntu?
الجواب
ج:هو تعاون الناس فيما بينهم على الحق والخير.
صور التعاون:
- التعاون في رد الحقوق.
- التعاون في رد الظالم.
- التعاون في سد حاجات الناس والمساكين.
- التعاون على كل خير.
- عدم التعاون على الإثم والأذى والعدوان.
- قال تَعَالَى:
﴿وَتَعَاوَنُواْ عَلَى ٱلۡبِرِّ وَٱلتَّقۡوَىٰۖ وَلَا تَعَاوَنُواْ عَلَى ٱلۡإِثۡمِ وَٱلۡعُدۡوَٰنِۚ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَۖ إِنَّ ٱللَّهَ شَدِيدُ ٱلۡعِقَابِ﴾
[المائدة: ٢].
- قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«المُؤْمِنُ لِلْمُؤْمِنِ كالْبُنْيانِ؛ يَشُدُّ بَعْضُه بَعْضًا»
متفق عليه.
- وقال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«المُسْلِمُ أَخُو المُسْلِمِ، لا يَظلِمُه، ولا يُسْلِمُه، ومَن كان في حاجةِ أَخِيهِ، كان اللهُ في حاجَتِه، ومَن فَرَّجَ عن مُسْلِمٍ كُرْبَةً، فَرَّجَ اللهُ عَنهُ كُرْبَةً مِن كُرُباتِ يَومِ القِيامةِ، ومَن سَتَرَ مُسْلِمًا، سَتَرَهُ اللهُ يَومَ القِيامةِ»
J: Waa isugu kaalmeynta dadka dhexdooda Xaqa iyo kheyrka.
Qaybaha iskaashiga iyo is kaalmeynta:
- Iskaashiga iyo isugu kaalmeynta soo celinta xuquuqda.
- Iskaashiga iyo isugu kaalmeynta ka hortagga wax ka qabashada dulmi geystaha.
- Isugu kaalmeynta wax ka qabashada baahida dadka iyo masaakiinta.
- Isugu kaalmeynta arrin walba oo kheyr ah.
- Waa inaan la isugu kaalmeyn denbi fal iyo dhibaato iyo gar-darro.
Alle wuxuu yidhi:
(Isugu kaalmeeya sama falka iyo ka dhowrsiga (xumaha), oo ha isugu kaalmeynina denbiga iyo duullaanka (gardarrada ah). Allena ka cabsada (oo dhowra xilkuu idin saaray). Alle ciqaabkiisu wuu Daran yahay).
[Suuradda Al-Maa'idah: 6].
Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Mu'minku wuxuu u yahay mu'minka kale sida xiriirka ka dhexeeya dhismaha guriga, qaybba ay xoojineyso oo ay heyso qaybta kale".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Muslimku waa u walaal Muslimka kale, yaanu dulmin, yaanu u dhiibin cadow oo u gacan gelin, qofkii dan walaalkii muslim ah gudaya, Alle ayaa daryeela tiisa, qofkii ka saara qof Muslim ah dhibaato, Alle ayaa ka saara dhibaato ka mid ah dhibaatooyinka Maalinta Qiyaamaha, Qofkii u ceeb qariyaa qof Muslim ah, Alle ayaa u ceeb qariya Maalinta Qiyaamaha". Muslimku waa u walaal Muslimka kale, yaanu dulmin, yaanu u dhiibin cadow oo u gacan gelin, qofkii dan walaalkii muslim ah gudaya, Alle ayaa daryeela tiisa, qofkii ka saara qof Muslim ah dhibaato, Alle ayaa ka saara dhibaato ka mid ah dhibaatooyinka Maalinta Qiyaamaha, Qofkii u ceeb qariyaa qof Muslim ah, Alle ayaa u ceeb qariya Maalinta Qiyaamaha".