Skip to content

Waa maxay qaybaha dabeecadda Naxariista?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س١٤: ما صور خُلق الرحمة؟

S14: Waa maxay qaybaha dabeecadda Naxariista?

الجواب

ج:- رحمة كبار السن وتوقيرهم.

  • رحمة صغار السن والأطفال.

في الحديث:

«لَيْسَ مِنَّا مَنْ لَمْ يُوَقِّرْ كَبِيرَنَا، وَيَرْحَمْ صَغِيرَنَا»

رواه أحمد.

  • رحمة الفقير والمسكين والمحتاج.
  • رحمة الحيوان بأن تطعمه ولا تؤذيه.

من ذلك قول النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«تَرَى المُؤْمِنينَ في تَراحُمِهِم وتَوادِّهِم وتَعاطُفِهِم كمَثَلِ الجَسَدِ، إذا اشتَكَى عُضْوٌ تَداعَى لهُ سائِرُ جَسَدِهِ بالسَّهَرِ والحُمَّى»

متفق عليه.

  • وقال رسولُ اللهِ ﷺ:

«الرَّاحِمونَ يَرحَمُهُمُ الرَّحمنُ، ارْحَمُوا أهْلَ الأَرضِ، يَرحَمُكُمْ مَن في السَّماءِ»

رواه أبو داود والترمذي.

J: U Naxariisashada dadka da'da weyn iyo daryeelkood.

  • U naxariisashada da' yarta iyo ilmaha yar-yar.

Tixraac xadiiska:

"Naga mid ma aha qofkaan qaddarin midkayaga weyn oo u naxariisan kaayaga yar".

Waxaa soo weriyey Axmad.

  • U Naxariisashada faqiirka iyo miskiinka iyo muxtaadka (midka u baahan kaalmo).
  • U Naxariisashada xayawaanka sida inaad quudiso oo dhibin.

Tixraac qowlka Nabiga Sallallaahu calayhi wasallam:

(Muslimiinta isjaceylkooda iyo isu naxariisashadooda iyo isu danqashadooda waa sida jidhka qofka oo kale, marka xubini ay ka bukuuto ay xubnaha oo dhan la wadaagayaan soo jeedka iyo dareenka xanuunka xummadda".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Rasuulkii Alle -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: "Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo kuwo kale. S24: Waa maxay Mucjiso? J- Mucjizo: Waa wax walba oo Alle siiyey anbiyadiisa ee caadooyinka ka baxsan ee muujinaya runtooda, sida:

"Kuwa naxariista waxaa iyagana u Naxariisan Raxmaanka, u naxariista dadka arlada jooga, waxaa idiin Naxariisan Kan samada jiree".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.