Waa maxay waxa ka soo hor jeeda samirka, ee lidka ku ah?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س١١: ما ضد الصبر؟
S11: Waa maxay waxa ka soo hor jeeda samirka, ee lidka ku ah?
الجواب
ج:- وهو عدم الصبر على الطاعة، وعدم الصبر عن المعصية، والتسخط على الأقدار بالقول أو الفعل.
من صوره:
- تَمنِّي الموتِ.
- قَالَ النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ:
«لَا يَتَمَنَّيَنَّ أَحَدُكُمُ الْمَوْتَ مِنْ ضُرٍّ أَصَابَهُ، فَإِنْ كَانَ لَا بُدَّ فَاعِلًا فَلْيَقُلِ: اللَّهُمَّ أَحْيِنِي مَا كَانَتِ الْحَيَاةُ خَيْرًا لِي، وَتَوَفَّنِي إِذَا كَانَتِ الْوَفَاةُ خَيْرًا لِي»
متفق عليه.
- ضرْبُ الخُدودِ.
- شَقُّ الثِّيابِ.
- نَشْرُ الشُّعورِ.
- الدُّعاءُ على النفس بالهلاك.
- قال عليه الصلاة والسلام:
«لَيْسَ مِنَّا مَنْ لَطَمَ الْخُدُودَ، وَشَقَّ الْجُيُوبَ، وَدَعَا بِدَعْوَى الْجَاهِلِيَّةِ»
رواه البخاري.
- قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«إِنَّ عِظَمَ الْجَزَاءِ مَعَ عِظَمِ الْبَلَاءِ وَإِنَّ اللَّهَ إِذَا أَحَبَّ قَوْمًا ابْتَلَاهُمْ، فَمَنْ رَضِيَ فَلَهُ الرضا، وَمَنْ سَخِطَ فَلَهُ السَّخَطُ»
رواه الترمذي وابن ماجة.
J: - Waa inaadan ku samrin oo aad ku sugnaan daacadda iyo cibaadada Alle, oo aadan ka samrin oo ka fogaan macsida, qaddarka Allena aanad ku raalli noqon, hadal ahaan ama ficil ahaan.
Waxaana ka mid qaybihiisa:
- Inaad jecleysato dhimashada.
Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Qofkiinna yuusan jecleysan dhimasho dhibaato soo gaadhay awgeed, haddii uu qofku huri waayo oo dhibaatadu meel xun ka gaadho ha yidhaahdo: "Allow i noolee inta ay noloshu ii kheyr badan tahay, inaad i oofsato baana jeclaan lahaa hadday geeridu ii kheyr badan tahay".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Iska garaacidda dhabbanada.
- Iska jeexjeexidda dharka.
- Iska rifidda timaha.
- Isku habaaridda ba'a iyo hoog.
- Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:
"Naga mid ma aha qofkii iska garaaca dhabannada oo iska jeexjeexa dharka oo u baroorta sidii jaahiliyada sida gaalada".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.
Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Abaal marinta weyni waxay la timaaddaa imtixaanka weyn, Alle kor ahaaye hadduu qolo jeclaado wuu imitixaamaa. Markaas kii qaata oo ka gudba imtixaanka Alle baa raalli ka noqda, kii ku samri waaya imtixaanka oo ka cadhooda, cadho Alle baa ku dhacda".
Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo ibnu Maajah.