السؤال
س١٠: ما أنواع الصبر؟
S10: Waa maxay noocyada samirku?
الجواب
ج:- الصبر على طاعة الله تَعَالَى.
- الصبر عن المعصية.
- الصبر على الأقدار المؤلمة، وحمد الله على كل حال.
- قال تَعَالَى:
﴿وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلصَّٰبِرِينَ﴾
[آل عمران: ١٤٦].
- وقال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«عجَبًا لأمْرِ المؤمنِ إنَّ أمْرَه كلَّهُ خيرٌ، وليس ذلك لأحدٍ إلَّا للمؤمنِ؛ إنْ أصابَتْهُ سَرَّاءُ شكَرَ فكان خيرًا له، وإنْ أصابَتْهُ ضَرَّاءُ صبَرَ فكان خيرًا له»
رواه مسلم.
J- Ku samridda u hoggaansanaanta iyo cibaadada Alle kor ahaaye.
- Ka samridda macsiyada iyo ka fogaanshaheeda.
- Ku samirka waxyaalaha uu Alle kuu qaddaray ee xanuunka badan, iyo inaad u xamdi iyo mahad naqdo Alle xaal iyo arrin walba oo kula soo gudboonaada.
Alle wuxuu yidhi:
(Alle wuu jecel yahay kuwa samra).
[Suuradda Aala-Cimraan: 19].
- Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"waxaa la yaab leh arrinka qofka mu'minka ah, arrinkiisa oo dhan waa khayr, khayrkaasna uma ahaan cid aan mu'min ahayn, hadduu farxad helo wuu ku shukriyaa, waana u khayr, hadduu dhibaato la kulmana wuu ku samraa, waana u khayr.
Waxaa soo weriyey Muslim.