عربي - Arabic English Qafár af - Afar Afrikaans - Afrikanns Akan Shqip - Albanian አማርኛ - Amharic Հայերեն - Armenian অসমীয়া - Assamese Azərbaycanca - Azerbaijani Bamanankan - Bambara Bassa Bemba বাংলা - Bengali Bosanski - Bosnian Български - Bulgarian မြန်မာဘာသာ - Burmese Bisaya - Cebuano Cham Нохчий - Chechen chiCheŵa - Chewa 中文 - Chinese Адыгэбзэ - Circassian Hrvatski - Croatian Česky - Czech Dagbani Dansk - Danish فارسی دری - Dari Dendi ދިވެހި ބަސް - Dhivehi Nederlands - Dutch إستوني - Estonian Suomi - Finnish Fon Français - French Fulfulde - Fula ქართული - Georgian Deutsch - German Ελληνικά - Greek ગુજરાતી - Gujrati Kreyòl ayisyen - Haitian Creole Hausa हिन्दी - Hindi Magyar - Hungarian Igbo Indonesia - Indonesian Italiano - Italian 日本語 - Japanese Jóola - Jola ಕನ್ನಡ - Kannada Қазақша - Kazakh ភាសាខ្មែរ - Khmer Kikuyu Ikinyarwanda - Kinyarwanda Ikirundi - Kirundi 한국어 - Korean كوردی سۆرانی - kurdish كوردي kurmancî - Kurmanji Kyrgyz ລາວ - Lao latviešu - Latvian Lingala lietuvių - Lithuanian Luganda Македонски - Macedonian Maguindanaon Malagasy - Malagasy Bahasa Melayu - Malay മലയാളം - Malayalam Mandinka मराठी - Marathi Mõõré - Moore नेपाली - Nepali أنكو - NKo Norwegian ଓଡ଼ିଆ - Odia oromoo - Oromo پښتو - Pashto فارسی - Persian Polski - Polish Portuguese ਪੰਜਾਬੀ - Punjabi Română - Romanian Русский - Russian Српски - Serbian Shona සිංහල - Sinhala Slovenščina - Slovenian Soomaaliga - Somali Soninke Sesotho - Sotho Español - Spanish Kiswahili - Swahili Svenska - Swedish Tagalog Тоҷикӣ - Tajik தமிழ் - Tamil తెలుగు - Telugu ไทย - Thai ትግረኛ - Tigrinya Türkçe - Turkish Türkmen - Turkmen Ukrainian اردو - Urdu ئۇيغۇرچە - Uyghur Ўзбек - Uzbek Việt Nam - Vietnamese Wolof Yao Yorùbá - Yoruba Zarma زولو - Zulu
Waa maxay khufku (kabo ka sameysan harag) iyo iskaalsaha (shuraabaad), mase la masaxayaa dushooda?
- التصنيف الشرعي
- الفقهالطهارةالمسح على الخفين ونحوهما
- الباب / الفصل
- قسم الفقه
السؤال
س١١: ما الخُفَّان والجَوْربان، وهل يمسح عليهما؟
S11: Waa maxay khufku (kabo ka sameysan harag) iyo iskaalsaha (shuraabaad), mase la masaxayaa dushooda?
الجواب
ج:- الخفان: ما يلبس في الرِّجلِ من الجلد.
- الجوربان: ما يلبس في الرِّجلِ من غير الجلد.
ويشرع المسح عليهما بدل غسل الرجلين.
- لحديث المغيرة بن شعبة رضي الله عنه، أن رسول الله صلى الله عليه وسلم توضأ، ومسح على الجوربين.
رواه أبو داود والترمذي وغيرهما.
- وفي البخاري ومسلم:
فتوضأ، ومسح على الخفين.
J: - Khufku: Waa wax uu qofku xidho sida kabaha oo kale, kana sameysan harag.
- Labada iskaalsho (shuraab) waa wax laga hor xidho kabaha oo maro ka sameysan.
Waxaana bannaan in la masaxo khufka ama iskaalshaha (shuraabaada) dushooda halkii meyridda labada lugood.
- Tixraac xadiiska Al-Mughiirah bin Shucbah, in Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam uu weyseystay, kaddibna masaxay iskaalshaha dushooda halkii meyriydda labada lugood.
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi iyo kuwo kale.
Al-Bukhaari iyo Muslimna waxaa ku soo arooray:
Markaasuu weyseystay, oo masaxay labad buud.