Skip to content

Waa maxay xikmadda ku jirta masaxidda labada buud?

الباب / الفصل
قسم الفقه

السؤال

س١٢: ما الحكمة من المسح على الخفين؟

S12: Waa maxay xikmadda ku jirta masaxidda labada buud?

الجواب

ج:التيسير والتخفيف على العباد، خاصة في أوقات البرد والشتاء والسفر، حيث يشق نزع ما في الرجلين.

قال تعالى:

﴿يُرِيدُ ٱللَّهُ بِكُمُ ٱلۡيُسۡرَ وَلَا يُرِيدُ بِكُمُ ٱلۡعُسۡرَ﴾

[البقرة ١٨٥].

J: U fududeyn iyo khafiifin addoomaha, gaar ahaan waqtiyada qaboobaha, jiilaalka, iyo safarka, markaasoo ay adag tahay in la saaro buudadka la gashan yahay iyo iskaalsooyinka.

Alle wuxuu yidhi:

"Alle wuxuu idin la rabaa fudayd, oo idinlama rabo culays".

[Suuradda Al-Baqarah: 50].