Skip to content

السؤال

س۸: ما هي أعياد المسلمين؟

S8: Waa maxay ciidaha Muslimiintu?

الجواب

ج:عيد الفطر وعيد الأضحى.

لما جاء في حديث أَنَسٍ رضي الله عنه، قَالَ:

قَدِمَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ الْمَدِينَةَ وَلَهُمْ يَوْمَانِ يَلْعَبُونَ فِيهِمَا، فَقَالَ: «مَا هَذَانِ الْيَوْمَانِ؟»، قَالُوا: كُنَّا نَلْعَبُ فِيهِمَا فِي الْجَاهِلِيَّةِ، فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ:«إِنَّ اللَّهَ قَدْ أَبْدَلَكُمْ بِهِمَا خَيْرًا مِنْهُمَا: يَوْمَ الْأَضْحَى، وَيَوْمَ الْفِطْرِ»

رواه أبوداود.

وما سواهما من الأعياد فمن البدع.

J: Ciidda soon furka iyo ciidda Adxada ee tobanka bisha dul-Xijjah).

Sida ku soo arooray xadiiska Anas-Allaha ka raalli noqdee, wuxuu yidhi:

Wuxuu Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- yimid Madiinah iyagoo (reer Madiina) leeyihiin labo maalmood oy ciyaaraan oo ay ciid ka dhigtaan. Nabigu -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: Waa maxay labadan maalin? Waxay yidhaahdeen: Waa ciiddayada aan ciyaarno ilaa waagii aan aheyn gaalada. Markaasuu Rasuulku sallal laahu calayhi wasallam yidhi:"Alle wuxuu idiinku beddelay labo ka kheyr badan: Maalinta Adxada, iyo Maalinta Soonfurka".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.

Waxaan labadaa ciidood aheyn ee ka soo hadha waa bidco.