Waa maxay waxa ka soo hor jeeda runta ee lidka ku ah ?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س٩: ما ضد الصدق؟
S9: Waa maxay waxa ka soo hor jeeda runta ee lidka ku ah ?
الجواب
ج:الكذب، وهو خلاف الحقيقة، من ذلك، الكذب على الناس، وإخلاف المواعيد، وشهادة الزور.
- قال النبي صلى الله عليه وسلم:
«وإنَّ الكذِبَ يَهْدي إلى الفُجورِ، وإنَّ الفُجورَ يَهْدي إلى النَّارِ، وإنَّ الرَّجلَ لَيَكذِبُ حتَّى يُكتَبَ عندَ اللهِ كذَّابًا»
متفق عليه.
- وقال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«آيةُ المُنافِقِ ثَلاثٌ» -وذكر منها- «إذا حدَّثَ كَذَبَ، وإذا وَعَدَ أَخلَفَ»
J: Beenta, waa sheegidda waxaan jirin oo xaqiiqo aheyn, waxaana ka mid ah inaad been u sheegto dadka, ka bixida ballamaha, iyo marqaati beenaadka.
Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Beentu waxay kugu hoggaamisaa xumaanta, xumaantuna waxay kugu hoggaamisaa waddada faajirnimada. Faajirnimaduna waxay kugu hoggaamisaa waddada Naarta. Marka uu qofku been sheegidda caadeystana waxaa Alle agtiisa looga qoraa inuu yahay beenlow".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Munaafaqu seddex calaamuu leeyahay" - waxaa ka mid ah calaamadahaa - markuu hadlayo wuxuu ku hadlaa been, markuu ballan qaadana wuu ka baxaa".