Skip to content

السؤال

س٨: ما هو خلق الصدق؟

S8: Waa maxay decbiga run sheegiddu?

الجواب

ج:هو الإخبار بما يطابق الواقع أو الشيء على ما هو عليه.

ومن صوره:

  • الصدق في الحديث مع الناس.
  • الصدق في الوعد.
  • الصدق في كل قول وعمل.
  • قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«إنَّ الصِّدقَ يَهْدي إلى البِرِّ، وإنَّ البِرَّ يَهْدي إلى الجنَّةِ، وإنَّ الرَّجلَ لَيَصْدُقُ حتَّى يكونَ صِدِّيقًا»

متفق عليه.

J: Waa inaad sheegto waxa jira run ahaan ama waxa uu dhab ahaan yahay.

Waxaana ka mid ah qaybihiisa:

  • Inaad run kula hadasho oo u sheegto dadka.
  • Inaad ka run sheegto oo oofiso ballanta.
  • Inaad ka run sheegto hadal iyo ficil kastaba.

Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Runtu waxay kugu hoggaamisaa dhabbaha samaanta, samaantuna waxaya kugu hogaamisaa jidka jannada, Markuu qofku caadeystana inuu ku hadlo run, waxaa Alle agtiisa looga qoraa inuu yahay runlow".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.