Waa maxay lidka (ka soo hor jeeda) amaanada?
- الباب / الفصل
- قسم الأخلاق
السؤال
س٧: ما ضد الأمانة؟
S7: Waa maxay lidka (ka soo hor jeeda) amaanada?
الجواب
ج:الخيانة، وهي تضييع حقوق الله تَعَالَى وحقوق الناس.
- قال تعالى:
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَخُونُواْ ٱللَّهَ وَٱلرَّسُولَ وَتَخُونُوٓاْ أَمَٰنَٰتِكُمۡ وَأَنتُمۡ تَعۡلَمُونَ﴾
[الأنفال: ٢٧].
- قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:
«آيَةُ المُنافِقِ ثَلاثٌ» - وذكر منها - «وإذا اؤْتُمِنَ خانَ»
متفق عليه.
J: Khiyaanada, waana dayicadda xuquuqda uu kugu leeyahay Alle kor ahaaye iyo xuquuqda dadka.
Alle wuxuu yidhi:
"Kuwa Xaqa rumeeyoow, ha khiyaamina Alle iyo Rasuulka, oo ha yeelina inaad khiyaantaan ammaanooyinkiinna idinkoo ogsoon".
[Suuradda Al-Anfaal: 2].
Nabigu -Sallallaahu calyhi wasallam- wuxuu yidhi:
"Calaamadda munaafiqu waa seddex" - waxaana ka mid ah: "Markii la aamino wax buu khiyaanaa".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.