Skip to content

السؤال

س٦: ما أنواع الأمانة وصورها؟

S6: Waa maxay noocyada ammaanadu iyo qaybaheedu?

الجواب

ج:١. أمانة في حفظ حقوق الله تَعَالَى.

صورها: الأمانة في أداء العبادات من الصلاة، والزكاة، والصيام، والحج، وغيرها مما افترض الله علينا.

  1. أمانة في حفظ حقوق الخلق:
  • من حفظ أعراض الناس.
  • وأموالهم.
  • ودمائهم.
  • وأسرارهم، وجميع ما ائتمنك عليه الناس.

قال تَعَالَى في ذِكر صِفات المفلحين:

﴿وَٱلَّذِينَ هُمۡ لِأَمَٰنَٰتِهِمۡ وَعَهۡدِهِمۡ رَٰعُونَ﴾

[المؤمنون: ٨].

J: 1. Ammaanada ah ilaalinta xuquuqda Alle kor ahaaye.

Amaanada ah gudashada cibaadooyinka sida Salaadda, Sakada, Soonka, Xajka, iyo inta kale ee ah waxa uu Alle nagu farad yeelay.

  1. Amaanada ah ilaalinta xuquuqda uunka.
  • Ee leh dhowrista Sharafta dadka iyo karaamadooda.
  • Dhowrista maalkooda.
  • Dhiiggooda.
  • Sirahooda, iyo dhammaan waxay dadku kugu amaaneystaan.

Alle kor ahaaye wuxuu yidhi isagoo sheegaya tilmaamaha liibaanayaasha:

(Waa kuwa amaanooyinkooda iyo ballankooda dhowra).

[Suuradda Al-mu'minuun: 1,2].