Skip to content
Liiska Suuradaha /

الوَاقِعة

الوَاقِعة is chapter 56 of the Quran and has 96 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

96 Aayadaha Lambarka Suuradda 56
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا وَقَعَتِ ٱلۡوَاقِعَةُ

Markay dhacdada weyni dhacdo .

Explanation & meanings · 1
  1. Al-Waaqica: Dhacdada dhici doonta, waxaa loola jeedaa Maalinta Qiyaamaha.

لَيۡسَ لِوَقۡعَتِهَا كَاذِبَةٌ

Ma jiro dhiciddeeda wax beenin.

خَافِضَةٞ رَّافِعَةٌ

Hoos u dhigeysa (ehlu Naarka) kor u qaadeysa 'ehlu Jannaha' .

Explanation & meanings · 1
  1. Hadba sida camalkoodu yahay oo looma eegayo maal iyo jago uu hayo siduu yahay xaalka adduunkan.

إِذَا رُجَّتِ ٱلۡأَرۡضُ رَجّٗا

Marka la gilgilo dhulka gilgilid daran.

وَبُسَّتِ ٱلۡجِبَالُ بَسّٗا

Buuraha la ridqo ridqin daran.