56 : 3
خَافِضَةٞ رَّافِعَةٌ
Hoos u dhigeysa (ehlu Naarka) kor u qaadeysa 'ehlu Jannaha' .
Explanation & meanings · 1
- Hadba sida camalkoodu yahay oo looma eegayo maal iyo jago uu hayo siduu yahay xaalka adduunkan.
خَافِضَةٞ رَّافِعَةٌ
Hoos u dhigeysa (ehlu Naarka) kor u qaadeysa 'ehlu Jannaha' .