56 : 10
وَٱلسَّٰبِقُونَ ٱلسَّٰبِقُونَ
Kuwa u hor mara (Iimaanka iyo falashada camallada wanaagsan) iyagaa horreyn .
Explanation & meanings · 1
- Sida anbiyada Alle iyo kuwa horey ka rumeeyey iyagaa hor geli doona Jannada.
Aayad 10 of الوَاقِعة (56 : 10). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.
وَٱلسَّٰبِقُونَ ٱلسَّٰبِقُونَ
Kuwa u hor mara (Iimaanka iyo falashada camallada wanaagsan) iyagaa horreyn .