56 : 25 لَا يَسۡمَعُونَ فِيهَا لَغۡوٗا وَلَا تَأۡثِيمًا Kuma maqlaan (Jannada) hadal macno darro ah iyo denbi midna.