56 : 74 فَسَبِّحۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلۡعَظِيمِ Ee xurmee oo ku tasbiixso Magaca Rabbigaa, Weynaha, Sharafta Badan.