56 : 45 إِنَّهُمۡ كَانُواْ قَبۡلَ ذَٰلِكَ مُتۡرَفِينَ Waxay ahaayeen taa horteed (adduunka) kuwo ku raaxeysta (xaaraan).