56 : 57 نَحۡنُ خَلَقۡنَٰكُمۡ فَلَوۡلَا تُصَدِّقُونَ Annagaa (Alle ah) idin abuurnay, ee maxaad la rumeyn weydeen?