Skip to content

dhammeystir xadiiskan: " Qofka lslaam wanaaggiisa waxaa ka mid ah ..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س13: أكمل حديث «من حسن إسلام المرء ...»، واذكر بعض فوائده.

S13: dhammeystir xadiiskan: " Qofka lslaam wanaaggiisa waxaa ka mid ah ..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن أبي هريرة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«من حسن إسلام المرء: تركُه ما لا يعنيه»

رواه الترمذي وغيره.

من فوائد الحديث:

  1. ترك ما لا يعني الإنسان من أمور دين غيره ودنياه.
  2. أن ترك ما لا يعني من كمال إسلامه.

Jawaab: Abuu Hurayrah-Allaha ka raalli noqdee -waxaa laga soo weriyey inuu yidhi: Rasuulka Alle-sallallaahu calayhi wasalam- wuxuu yidhi:

"Qofka lslaam wanaaggiisa waxaa ka mid ah inaanu faraha la gelin arrimo aanu khuseyn oo uusan shaqo ku lahayn".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo kuwo kale.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  1. Waa inuusan qofka afka iyo faraha la gelin arrimo aan khuseyn ee dad kale khuseeya ha ahaato diintooda ama adduunkooda.
  2. Qofka oo aan afka iyo faraha la gelin wax aan khuseyn waxay muujin dhammeystirnaanta islaamnimadiisa.