Waa sidee inaad edeb kula dhaqanto Alle kor ahaaye?
- الباب / الفصل
- قسم الآداب الإسلامية
السؤال
س1: كيف يكون الأدب مع الله تَعَالَى؟
S1: Waa sidee inaad edeb kula dhaqanto Alle kor ahaaye?
الجواب
ج:1. تعظيمه سُبْحَانَهُ وَتَعَالَى.
قال تعالى:
﴿وَمَا قَدَرُواْ ٱللَّهَ حَقَّ قَدۡرِهِۦ وَٱلۡأَرۡضُ جَمِيعٗا قَبۡضَتُهُۥ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ وَٱلسَّمَٰوَٰتُ مَطۡوِيَّٰتُۢ بِيَمِينِهِۦۚ سُبۡحَٰنَهُۥ وَتَعَٰلَىٰ عَمَّا يُشۡرِكُونَ﴾
[الزمر: ٦٧].
- عبادته وحده لا شريك له.
قال سبحانه:
﴿وَمَآ أُمِرُوٓاْ إِلَّا لِيَعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مُخۡلِصِينَ لَهُ ٱلدِّينَ حُنَفَآءَ﴾
[البينة: ٥].
- طاعته.
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ أَطِيعُواْ ٱللَّهَ﴾
[محمد: ٣٣].
- ترك معصيته.
﴿وَمَن يَعۡصِ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ وَيَتَعَدَّ حُدُودَهُۥ يُدۡخِلۡهُ نَارًا خَٰلِدٗا فِيهَا وَلَهُۥ عَذَابٞ مُّهِينٞ﴾
[النساء: ١٤].
- شكره وحمده جَلَّ وَعَلَا على فضله ونعمه التي لا تحصى.
﴿وَٱشۡكُرُواْ نِعۡمَتَ ٱللَّهِ إِن كُنتُمۡ إِيَّاهُ تَعۡبُدُونَ﴾
[النحل: ١١٤].
- والصبر على أقداره.
﴿وَٱصۡبِرُوٓاْۚ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَ ٱلصَّٰبِرِينَ﴾
[الأنفال: ٤٦].
Jawaab: 1. Waa inaad weyneyso Alle xurmaysana Isagaa xumaan ka hufane.
Alle wuxuu yidhi:
"Mayna u qaddarin Alle qaddarinta uu mudan yahay, isagoo dhulka dhammaantii uu gacantiisa ku jiraayo Maalinta Qiyaamaha, samooyinkuna ku duuban yihiin Midigtiisa, Isagaa nusqaan iyo waxa ay ugu shariig yeelayaanba ka hufane."
[Suuradda Az-Zumar: 65].
- In Alle Keliya la caabudo oo aan waxba lala wadaajin cibaadada.
Alle xumaan ka hufane wuxuu yidhi:
"Lama amrin waxaan aheyn inay Alle keliya caabudaan iyagoo u gooni yeelaya cibaadada oo xaqa ku toosan".
[Suuradda Al-Bayyinah: 8].
- In la Addeeco (loo hoggaansanaado).
"Kuwa xaqa rumeeyoow, addeeca (u hoggaansama) Alle"
[Suuradda Muxammad:19].
- Inaan lagu caasiyin.
Waa inaan lagu caasin. Alle kor ahaaye wuxuu yidhi: "Qofkii ku caasiya Alle iyo Rasuulkiisa oo ka tallaaba xuduuddiisa, wuxuu gelin Naar isagoo ku dhex waaraya weligii; wuxuuna leeyahay cadaab dulleysa".
[Suuradda An-Nisaa: 80].
- Ku mahdintiisa iyo uga xamdi naqiisa wax walba kor ahaaye Alle, Fadliga uu ku siiyey awgii iyo Nicmooyinkiisa aan la koobi karin.
"Ka mahad naqa Nicmadda Alle haddaad tihiin kuwo Isaga Keliya caabuda".
[Suuradda An-Naxal: 114].
- ku samridda Qaddarka Alle.
"Oo samir yeesha. Alle wuxuu la jiraa kuwa samra".
[Suuradda Al-Anfaal: 2].