Dhammeystir xadiiska: "Qofkii akhriya xaraf ka mid ah Kitaabka Alle..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa.
- الباب / الفصل
- قسم الحديث
السؤال
س١٤: أكمل حديث: «من قرأ حرفًا من كتاب الله...»، واذكر بعض فوائده.
S14: Dhammeystir xadiiska: "Qofkii akhriya xaraf ka mid ah Kitaabka Alle..." sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa.
الجواب
ج:عن عبدِ الله بن مسعودٍ رضي الله عنه: أنَّ النبي صلى الله عليه وسلم، قال:
«مَن قرأ حرفًا من كتاب الله فله به حسنة، والحسنة بعشر أمثالها، لا أقول: ألف لام ميم حرف، وَلَكِنْ ألفٌ حرفٌ، ولامٌ حرفٌ، وميمٌ حرفٌ»
رواه الترمذي.
بعض فوائد الحديث:
- فضل تلاوة القرآن.
- وأن بكل حرف تقرؤه لك به حسنات.
*******
Jawaab: Cabdullaahi bin Mascuud -Allaha ka raalli noqdee- waxaa laga soo weriyey in Nabigu sallallaahu calayhi wasallam yidhi:
"Qofkii akhriya xaraf ka mid ah Kitaabka Alle wuxuu ku mutaa xasano, xasanaduna waa toban jibbaarkeed, ma lihi alif laam miim waa xaraf, laakiin alif waa xaraf, laamna waa xaraf, miimkuna waa xaraf".
Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.
Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:
- Fadliga akhrinta Qur'aanka.
- Iyo in xaraf kasta oo aad ka akhrido Qur’aanka ka heleysid xasanaad.