Skip to content
الحِجر /

Aayad 8

15 : 8

Aayad 8 of الحِجر (15 : 8). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 8

مَا نُنَزِّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةَ إِلَّا بِٱلۡحَقِّ وَمَا كَانُوٓاْ إِذٗا مُّنظَرِينَ

Uma soo dirno malaa’igta waxaan xaq aheyn, lamana sugo oo siiyo (gaalada) fursad markaas (ay ku tawbad keenaan) .

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waxaan la soo dirnaa fartiin ama sida laga qaadanayo hal dhaca Aayadda cadaabka loogu goodiyey gaalada.