Skip to content

السؤال

س١٩: ماذا تقول في الصباح والمساء من الأذكار؟

S19: Maxaad odhan subax iyo galabba oo adkaar ah?

الجواب

ج:١. أقرأُ آية الكرسي:

﴿ٱللَّهُ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ ٱلۡحَيُّ ٱلۡقَيُّومُۚ لَا تَأۡخُذُهُۥ سِنَةٞ وَلَا نَوۡمٞۚ لَّهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۗ مَن ذَا ٱلَّذِي يَشۡفَعُ عِندَهُۥٓ إِلَّا بِإِذۡنِهِۦۚ يَعۡلَمُ مَا بَيۡنَ أَيۡدِيهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَيۡءٖ مِّنۡ عِلۡمِهِۦٓ إِلَّا بِمَا شَآءَۚ وَسِعَ كُرۡسِيُّهُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَۖ وَلَا يَـُٔودُهُۥ حِفۡظُهُمَاۚ وَهُوَ ٱلۡعَلِيُّ ٱلۡعَظِيمُ﴾

[البقرة: ٢٥٥].

  1. واقرأ:

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

﴿قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ 1

ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ 2

لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ 3

وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ 4﴾

[الإخلاص: 1-4] ثلاث مرات.

﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ 1

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ 2

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ 3

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ 4

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ 5﴾

[الفلق: 1-5] ثلاث مرات.

﴿قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ 1

مَلِكِ ٱلنَّاسِ 2

إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ 3

مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ 4

ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ 5

مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ 6﴾

[الناس: 1-6] ثلاث مرات.

  1. «اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي، فاغفر لي، فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت»

رواه البخاري.

J: Waxaan akhrin Aayatul Kursi:

"Allaah, ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo aan Isaga aheyn, waa Weligi Noolaha, Daryeelaha waxa uunka jira, ma qabato lulmo iyo hurdo midna. Wuxuu leeyahay wax walba oo ku sugan samooyinka iyo dhulka. Waa kuma kan agtiis shafeeco qaadi kara isagoo loo idmo maahee? Wuxuu ogsoon yahay waxa hortooda ah intay dunida ku sugan yihiin iyo waxa ka dambeeya ee sugaya Aakhiro. Ma koobi karaan (kuwuu abuuray) wax ka mid ah Cilmigiisa wuxuu doono ma’ahee. Kursigiisu wuu ka ballaadhan yahay oo koobaa samooyinka iyo dhulka, mana cusleeyaan ilaalintoodu, waana Sarreeyaha Weyn".

[Suuradda Al-Baqarah: 50].

  1. Oo waxaan akhrin:
  2. "Magaca Alle ayaan ku billaabayaa, Naxariistaha, Naxariista Badan".
  3. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).
  4. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).
  5. Ma dhalin (ma leh ilmo), lamana dhalin (ma leh waalid - aabbe iyo hooyo - iyo xaas midna).
  6. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).

[Suuradda Al-Ikhlaas: 1-4] Seddex jeer.

  1. Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
  2. Waxaan ka magan galay sharka wuxuu abuuray;
  3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo dhulka dhexdooda).
  4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
  5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

[Suuradda Al-Falaq: 1-5] Seddex jeer.

  1. Dheh: Waxaan magan galay Rabbiga dadka.
  2. Boqorka dadka.
  3. Ilaaha dadka.
  4. Waxaan ka magan galey sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
  5. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
  6. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh. eh.

[Suuradda An-Naas: 1-6] Seddex jeer.

  1. "Allahumma anta Rabbii laa ilaaha illaa Anta khalaqtanii wa anaa cabduka wa anaa calaa cahdika wa wacdika mastadactu, acuudu bika min sharri maa sanactu wa abuu'u laka binicmatika calayya wa abuu'u bidambii faqfirlii fa innahu laa yaqfira ddunuuba illaa Anta" "Allow Adigu waxaad tahay Rabbigay, ma jiro ilaah xaq ah Adiga mooyee, Adigaa i abuuray, aniguna waxaan ahay addoonkaaga, waxaana ku suganahay ballankaagii iyo yaboohaagii intaan awoodo, waxaan kaa magan galayaa sharka aan sameeyay, waan kuu qirayaa nicmadda aad ii nicmaysay, waana qirayaa denbigayga, ee ii denbi dhaaf, ma dhaafo denbiyada Adiga mooyee».

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.