Skip to content

السؤال

س٢١: ماذا تقول قبل أكل الطعام؟

S21: Maxaad odhan ka hor intaadan cunin cuntada?

الجواب

ج:«بسم الله».

فإذا نسيت في أوله فقل:

«بسم الله في أوله وآخره»

رواه أبو داود والترمذي.

J: "Bismillaah" "Magaca Alle (ayaan ku siibayaa).

Haddaad illowdo marka hore markaad xusuusato dheh:

"Bismillaahi fii awwalihi wa aakhirih" Magaca Alle ayaan ku billaabayaa billowgiisa iyo dhammaadkiisaba"

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.