Skip to content

السؤال

س٢٠: ما تقول عند النوم؟

S20: Maxaad odhan markaad seexaneyso?

الجواب

ج:«باسمك اللهم أموت وأحيا»

متفق عليه.

J: "Bismika Allaahumma amuutu wa axyaa" "Magacaaga ayaan Allow ku dhimanayaa kuna noolaanayaa".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.