السؤال
س١٨: ماذا تقول بعد الأذان؟
S18: Maxaad odhan aadaanka kaddib?
الجواب
ج:«تصلي على النبي صلى الله عليه وسلم»
رواه مسلم.
- وتقول:
«اللهم رب هذه الدعوة التامة، والصلاة القـائـمـة، آت محـمـدًا الـوسـيلة والفـضـيلـة، وابـعثه مقامًا محمودًا الذي وعدته»
البخاري.
- وتدعو بين الأذان والإقامة، فإن الدعاء لا يرد.
J: "Waxaad ku sallin Nabiga s.c.w.".
Waxaa soo weriyey Muslim.
- Waxaadna odhan:
"Allaahumma Rabbi hadihid dacwati attaamah wassalaatil-qaa'imah aati Muxammadan al-wasiilah, wal fadiilah wab cath-hu maqaaman maxmuudan alladii wacadtahu" Allow Rabbiga dacwadan dhammaystiran lahow, iyo salaadda oogan, sii Muxammad (sallallaahu calayhi wasallam) wasiilada (oo ah darajo jannada ka mid ah) iyo darajo dadka dheer, soo saarna Maalinta Qiyaamada isagoo taagan meel la mahadiyay, kaasoo aad u ballan qaadday".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.
- Waxaad duceysan aadaanka iyo iqaamada dhexdooda, waayo ducada waqtigaa lama soo celiyo oo waa la aqbalaa".