Waa maxay nifaaqu (laba wajiile ahaanta) iyo noocyadiisu?
- الموضوعات
- التوحيد وحمايته
- التصنيف الشرعي
- العقيدةالإسلامنواقض الإسلامالنفاق
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س٢٢: ما هو النفاق وأنواعه؟
S22: Waa maxay nifaaqu (laba wajiile ahaanta) iyo noocyadiisu?
الجواب
ج:1. النفاق الأكبر: وهو إبطان الكفر وإظهار الإيمان.
ويُخرِجُ من الإسلام وهو من الكفر الأكبر.
قال تَعَالَى:
﴿إِنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ فِي ٱلدَّرۡكِ ٱلۡأَسۡفَلِ مِنَ ٱلنَّارِ وَلَن تَجِدَ لَهُمۡ نَصِيرًا﴾
[النساء: ١٤٥].
- النفاق الأصغر:
مثل: الكذب، وإخلاف الوعد، وخيانة الأمانة.
ولا يُخرج من الإسلام، وهو من الذنوب، وصاحبه معرَّض للعذاب.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
«آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان»
رواه البخاري ومسلم.
J: 1. Nifaaqa weyn: Waa adigoo qarsada gaalnimo oo muujiya rumeyn aan uurka jirin.
Waxaana lagaga baxaa Islaamka oo waa gaalnimo weyn.
Alle wuxuu yidhi:
"Munaafiqiintu waxay ahaan halka u hooseeya Naarta; umana heli doontid gargaare".
[Suuradda An-Nisaa: 80].
- Nifaaqa yar:
Sida: Been sheegidda, ballan ka baxa, iyo ammaano darrada.
Lagaga ma baxo Islaamka, wuxuuse ka mid yahay denbiyada, qofkaana halis wuxuu u yahay Ciqaab Alle.
Rasuulkii Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
" Calaamadda munaafiqu waa seddex: Hadduu wax sheego been buu sheegaa, hadduu ballan galo wuu ka baxaa, haddii wax lagu aamino wuu khiyaamaa".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.