Gaalnimadu waxay noqon kartaa hadal iyo camal-fal iyo aaminsanaanba maxaa u tusaale ah?
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س٢١: الكفر يكون بالقول والعمل والاعتقاد، مثل لذلك.
S21:Gaalnimadu waxay noqon kartaa hadal iyo camal-fal iyo aaminsanaanba maxaa u tusaale ah?
الجواب
ج:مثال القول: سب الله سُبْحَانَهُ أو رسوله صلى الله عليه وسلم.
مثال العمل: إهانة المصحف أو السجود لغير الله تَعَالَى.
مثال الاعتقاد: الاعتقاد أن هناك من يستحق العبادة غير الله تَعَالَى، أو أن هناك خالقًا مع الله تَعَالَى.
J: Tusaalaha hadalka: Waa adigoo af lagaaddeeya Alle Subxaanah ama Rasuulkiisa sallallaahu calayhi wasallam.
Tusaalaha ficilka: Waa adigoo liida Musxafka ama u sujuuda wax aan Alle ahayn.
Tusaalaha rumeynta: Waa adigoo rumeya inuu jiro cid mudan cibaado oo Alle aheyn ama inuu jiro khaaliq kale oo wax la abuura Alle.