Skip to content

Waa kuma kan lagu khatimay ee u dambeeya anbiyada iyo Rususha Alle?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س٢٣: من هو خاتم الأنبياء والمرسلين؟

S23: Waa kuma kan lagu khatimay ee u dambeeya anbiyada iyo Rususha Alle?

الجواب

ج:هو محمد صلى الله عليه وسلم.

قال تَعَالَى:

﴿مَّا كَانَ مُحَمَّدٌ أَبَآ أَحَدٖ مِّن رِّجَالِكُمۡ وَلَٰكِن رَّسُولَ ٱللَّهِ وَخَاتَمَ ٱلنَّبِيِّـۧنَۗ﴾

[الأحزاب: ٤٠].

وقال رسول الله ﷺ:

«وأنا خاتم النبيين لا نبي بعدي»

رواه أبو داود والترمذي وغيرهما.

J: Waa Muxammad sallallaahu calayhi wasallam.

Alle wuxuu yidhi:

"Muxammad ma aha aabbaha qof ka mid ah raggiina, waase Rasuul Alle iyo kan u dambeeya ee lagu khatimay Nabiyada".

[Suuradda Al-Axzaab:21].

Rasuulkii Alle -Sallallaahu calahi wasallam- wuxuu yidhi: "Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, At-Tirmidi iyo kuwo kale. S24: Waa maxay Mucjiso? J- Mucjizo: Waa wax walba oo Alle siiyey anbiyadiisa ee caadooyinka ka baxsan ee muujinaya runtooda, sida:

"Anigu waxaan ahay kan lagu khatimay Nabiyada, mana jiro Nabi gadaashay iman"

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi iyo kuwo kale.