Waa maxay noocyada Tawxiidku?
- الموضوعات
- التوحيد وحمايتهأهمية التوحيد
- التصنيف الشرعي
- العقيدةالإيمان بالله عز وجلتوحيد الربوبيةالعقيدةالإيمان بالله عز وجلتوحيد الألوهيةالعقيدةالإيمان بالله عز وجلتوحيد الأسماء والصفات
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س10: ما أنواع التوحيد؟
S10: Waa maxay noocyada Tawxiidku?
الجواب
ج:1. توحيد الربوبية: وهو الإيمان بأن الله هو الخالق الرازق المالك المدبر، وحده لا شريك له.
- توحيد الألوهية: وهو إفراد الله بالعبادة، فلا يعبد أحد إلا الله تَعَالَى.
- توحيد الأسماء والصفات: وهو الإيمان بالأسماء والصفات لله تَعَالَى الواردة في الكتاب والسنة، من دون تمثيل، ولا تشبيه، ولا تعطيل، ولا تكييف.
ودليل أنواع التوحيد الثلاثة:
قوله تَعَالَى:
﴿رَّبُّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَا فَٱعۡبُدۡهُ وَٱصۡطَبِرۡ لِعِبَٰدَتِهِۦۚ هَلۡ تَعۡلَمُ لَهُۥ سَمِيّٗا﴾
[مريم: 65].
J: 1. Waa Towxiidka u gaar iyo gooni yeelidda Alle Rabbinnimada: Waana rumeynta inuu Alle yahay Abuuraha, Irzaaqaha, Maamulaha uunka, Keligii mana laha wax shariig ah oo wax la wadaaga.
- Towxiidka Illaahnimada: Waana ku Keli iyo gaar yeelidda Alle cibaadada, waa inaan la caabudin cidna Allaah ma’ahee
- Towxiidka Magacyada iyo tilmaamaha Alle: Waana rumeynta Magacyada iyo Tilmaamaha Alle kor ahaaye ee ku soo arooray Kitaabka Qur’aanka iyo Sunnada, iyagoo aan waxna lala mid dhigin, oo lagu shabbihin, waana inaan la diidin magacyada iyo tilmaamahaa ama la macno doorin.
Waxaana u caddeyn ah noocyada Towxiidka ee seddexda ah:
Waa weedha Alle Kor ahaaye:
Qowlka Alle kor ahaaye: "(Alle) Waa Rabbiga samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhexeeya ee caabud Isagoo Keliya oo u samir yeelo cibaadadiisa. Miyaad garan wax la mid ah oo la Magac iyo Tilmaan ah?".
[Suuradda Maryam: 65].