Skip to content

Sheeg shirkiga iyo noocyadiisa?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س12: ما الشرك وأنواعه؟

S12: Sheeg shirkiga iyo noocyadiisa?

الجواب

ج:الشرك: هو أن يجعل الإنسان لله نِدًّا؛ في عبادته أو ربوبيته أو أسمائه وصفاته.

ومن الشرك صرف أي نوع من أنواع العبادة لغير الله تَعَالَى.

أنواعه:

  • شرك أكبر؛ مثل: دعاء غير الله تَعَالَى، أو السجود لغيره سُبْحَانَهُ، أو الذبح لغير الله عَزَّ وَجَلَّ.
  • شرك أصغر؛ وهو الذي لا يخرج من الملة مثل: الحلف بغير الله تَعَالَى، أو التمائم، وهو ما يُعلق من الأشياء لجلب نفعٍ أو دفع ضرٍّ، ويسير الرياء، كأن يحسِّن صلاته لما يرى من نظر الناس إليه.

J: Shirkigu: Waa qofka oo u yeela Alle wax la mid ah oo u dhigma; xagga cibaadada ama Rabbinnimada ama Magacyadiisa iyo Tilmaamahiisa.

Waxaana ka mid ah shirkiga in wax laga siiyo wax uun ka mid ah noocyada cibaadada, cid kale aan ahayn Alle Weyne kor ahaaye.

Noocyada shirkiga:

  • Shirki weyn; sida: baryada cidaan Alle aheyn kor ahaaye, ama in loo sujuudo cidaan Alle aheyn, ama wax loo gowraco cidaan Allaha Sharafa iyo Haybadda Badan aheyn.
  • Shirki yar; oo aan looga bixin diinta laguna gaaloobin ahse denbi weyn sida: ku dhaarashada cidaan aheyn Alle kor ahaaye, ama xirashada xirsiyo (qardhaas) waana waxyaalaha la xidho ama meel la surto si dheef loo helo ama dhib looga badbaado. Waxaa kaloo ka mid ah is tuska yar, sida inuu qofku wanaajiyo salaadda markay dadku eegayaan.