Skip to content

Denbi maxaa u weyn?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س11: ما أعظم ذنب؟

S11: Denbi maxaa u weyn?

الجواب

ج:الشرك بالله تَعَالَى.

قال تَعَالَى:

﴿إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَغۡفِرُ أَن يُشۡرَكَ بِهِۦ وَيَغۡفِرُ مَا دُونَ ذَٰلِكَ لِمَن يَشَآءُۚ وَمَن يُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَقَدِ ٱفۡتَرَىٰٓ إِثۡمًا عَظِيمًا﴾

[النساء: 48]

J: U shariig yeelidda Alle kor ahaaye oo cibaadada lala wadaajiyo cid kale.

Alle wuxuu yidhi:

"Alle ma dhaafo denbiga ah in loo shariig yeelo, wuu se u dhaafaa waxa aan denbigaa oo kale aheyn qofkuu doono; qofka Alle wax la wadaajiya cibaadada, wuxuu been abuurtay denbi weyn."

[Suuradda An-Nisaa: 80].