Skip to content

Waa maxay waajib na saaran kan ugu weyn?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س9: ما أعظم واجب علينا؟

S9: Waa maxay waajib na saaran kan ugu weyn?

الجواب

ج:أعظم واجب علينا: توحيد الله تَعَالَى.

قال تعالى:

﴿‌وَمَا ‌أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ﴾

[البينة: 5]

J- Waajibka ugu weyn ee na saaran waa in Alle kor ahaaye loo gaar iyo gooni yeelo cibaadada.

Alle wuxuu yidhi:

"Lama amrin waxaan aheyn inay caabudaan Allaah keligii iyagoo u gooni yeelaya cibaadada oo toosan".

[Suuradda Al-Bayyinah: 8].