Skip to content
Liiska Suuradaha /

الغَاشِية

الغَاشِية is chapter 88 of the Quran and has 26 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

26 Aayadaha Lambarka Suuradda 88
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ ٱلۡغَٰشِيَةِ

Mawuusan kuu iman warka dabooshada (Qiyaamada).

وُجُوهٞ يَوۡمَئِذٍ خَٰشِعَةٌ

Wejiyaal maalintaas waxay ahaan kuwo dullaysan (waa gaalada).

عَامِلَةٞ نَّاصِبَةٞ

(Ku) howlan (adduunka caabuddaada cid kale la jirka Alle), daallan (Aakhirada).

تَصۡلَىٰ نَارًا حَامِيَةٗ

Gali Naar kulul oo ku guban.

تُسۡقَىٰ مِنۡ عَيۡنٍ ءَانِيَةٖ

Waxaa laga waraabin il kulul oo kareysa.