Skip to content
Liiska Suuradaha /

الفَجر

الفَجر is chapter 89 of the Quran and has 30 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

30 Aayadaha Lambarka Suuradda 89
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡفَجۡرِ

Waxaan ku dhaartay waaberiga,

وَلَيَالٍ عَشۡرٖ

Iyo habeennada tobanka ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Tobanka maalmood ee u horreeya bisha Arrafo (Xajka).

وَٱلشَّفۡعِ وَٱلۡوَتۡرِ

Iyo dhabanka iyo witirka (tirada is dheer).

وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَسۡرِ

Iyo habeenka markuu (soo galo ama) baxo.

هَلۡ فِي ذَٰلِكَ قَسَمٞ لِّذِي حِجۡرٍ

Miyey dhaarahaasi ahayn wax uu ku qanco in loogu dhaarto qof caqli leh?