Skip to content
Liiska Suuradaha /

الأعلى

الأعلى is chapter 87 of the Quran and has 19 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

19 Aayadaha Lambarka Suuradda 87
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

سَبِّحِ ٱسۡمَ رَبِّكَ ٱلۡأَعۡلَى

Xurmo weynee oo ku tasbiixso Magaca Rabbigaa ee Sarreeya.

ٱلَّذِي خَلَقَ فَسَوَّىٰ

Ee abuuray (uunka) oo ekeeyey.

وَٱلَّذِي قَدَّرَ فَهَدَىٰ

Ee ah Kan wax walba qaddaray, ee hagay.

وَٱلَّذِيٓ أَخۡرَجَ ٱلۡمَرۡعَىٰ

Ee ah Kan soo saara daaqa.

فَجَعَلَهُۥ غُثَآءً أَحۡوَىٰ

Ka dhiga markaas kaddib caws engagan oo madow.