Skip to content

السؤال

س١٧: ما تقول عند سماع الأذان؟

S17: Maxaad odhan markaad maqasho Aadaanka?

الجواب

ج:أقول مثل ما يقول المؤذن إلا في: «حي على الصلاة» و«حي على الفلاح» فأقول: «لا حول ولا قوة إلا بالله»

متفق عليه.

J: Waxaan odhanayaa wuxuu dhahayo mu'addinku, markase uu soo gaaro mu'addinku (xayya calassalaah xayya calal-falaax oo ka dhigan u kaalaya salaadda, u kaalaya liibaanta) waxaan dhahayaa (laa xawla walaa quwwata illaa billaah, oo ka dhigan: ma jiraan xeelad iyo xoog midda Alle laga helo mooyee).

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.