Skip to content

Waa maxay aadaabta hurdadu?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س11: ما آداب النوم؟

S11: Waa maxay aadaabta hurdadu?

الجواب

ج:1. أنام مبكرًا.

لحديث:

«عن أبي برزة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم كان يكره النوم قبل العشاء، والحديث بعدها»

رواه البخاري.

  1. أنام على طهارة.
  2. لا أنام على بطني.
  3. أنام على جنبي الأيمن، وأضع يدي اليمنى تحت خدي الأيمن.
  4. أنفض فراشي.
  • في الحديث:

عن البراء بن عازب رضي الله عنه قال: قال النبي صلى الله عليه وسلم:

«إذا أتيت مضجعك فتوضأ وضوءك للصلاة ثم اضطجع على شقك الأيمن»

  • وعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: رأى رسول الله صلى الله عليه وسلم رجلا مضطجعا على بطنه فقال:

«إن هذه ضجعة لا يحبها الله»

رواه الترمذي وأحمد.

  • وقال النبي صلى الله عليه وسلم:

«إذا أوى أحدكم إلى فراشه، فلينفض فراشه بداخلة إزاره؛ فإنه لا يدري ما خلفه عليه»

  1. أتلو أذكار النوم، من آية الكرسي، وسورة الإخلاص، والمعوذتين ثلاث مرات. وأقول:

«باسمك اللهم أموت وأحيا».

  1. أستيقظ لصلاة الفجر.
  2. وأقول بعد الاستيقاظ من النوم:

«الحمد لله الذي أحيانا بعدما أماتنا وإليه النشور».

J- 1- Horay baan u seexan.

Tixraac xadiiska: In Nabigu s c.w arkay nin tukan oo cagtiisa dusheed qaddar dhan dirham ay biyuhu gaarin, markaasuu wuxuu amray inuu dib u soo weyseysto oo tukado". Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.

Abuu Barzah waxaa laga soo weriyey in Rasuulkii Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- uu necbaa seexashada salaadda Cishaha ka hor iyo sheekada Cishaha kadib.

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari.

  1. Waxaan seexan anigoo weysa qaba oo daahir ah.
  2. Ma seexanayo anigoo caloosha u hurda (beerka u jiifa).
  3. Waxaan u seexan dhinaceyga midig, waxaana dhigi gacantayda midig dhabankeyga midig hoostiisa.
  4. Waxaan jafi /gacanta marin firaashkeyga.

Tixraac xadiiska:

Waxaa laga soo weriyey Al-Baraa bin Caazib inuu yidhi: Nabigu s.c.w wuxuu yidhi:

Waxaa laga soo weriyey Al-Baraa bin Caazib a.k r. Inuu yidhi: Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: "Markaad dooni inaad seexato weysyso sida u weeso qaadashada salaadda, kaddib u jiifso dhankaaga midig.

Abuu Hurayra -Allaha ka raalli noqdee- wuxuu yidhi: Wuxuu arkay Rasuulka Alle -Sallallaahu calayhi wasallam- nin u jiifa caloosha markaasuu wuxuu yidhi:

(Jiifka sidan ah Alle ma jecla).

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Axmad.

Nabigu sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

(Markuu qofku u hoyanayo firaashkiisa ha ku jafo (hurgufo) firaashkiisa cidhifka go'iisa, waayo ma oga waxa u daba maray (sida cayayaan, iwm).

  1. Waxaan akhrin adkaarta hurdada, sida Aayatul Kursiga, Suuradda Al-Ikhlaas, iyo labada Mucawadateyn seddex jeer. Waxaana odhan:

"Bismika Allaahumma amuutu wa axyaa" . "Magacaaga ayaan Allow ku dhiman kuna noolaan"

  1. Waxaan u soo kici salaadda Subax.
  2. Waxaana odhan markaan ka soo kaco hurdada:"

"Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur". "Ammaan iyo Mahad idilkeed waxaa iska leh Alle ee na nooleeyay intuu na oofsaday kaddib, Xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku (Maalinta Qiyaamaha".