Skip to content

السؤال

س4: كيف تتوضأ؟

S4: Sidee baad u weyseysan?

الجواب

ج:بغسل الكفين ثلاثًا.

والمضمضة والاستنشاق والاستنثار ثلاثًا.

  • والمضمضة: جعل الماء في الفم ومجه وطرحه.
  • والاستنشاق: جذب الماء بالهواء إلى داخل الأنف بيمينه.
  • والاستنثار: وهو إخراج الماء من الأنف بعد الاستنشاق بيساره.
  • ثم غسل الوجه ثلاثًا.
  • ثم غسل اليدين إلى المرفقين ثلاثًا.
  • ثم مسح الرأس تقبل بيديك وتدبر، وتمسح الأذنين.
  • ثم غسل الرجلين إلى الكعبين ثلاثًا.

هذا هو الأكمل، وقد ثبت ذلك عن النبي ﷺ في أحاديث في البخاري ومسلم، رواها عنه عثمان وعبد الله بن زيد وغيرهما،

وقد ثبت أيضًا عنه في البخاري وغيره:

«أنه توضأ مرة مرة، وأنه توضأ مرتين مرتين» بمعنى: أنه يغسل كل عضو من أعضاء الوضوء مرة، أو مرتين.

J- Meyridda labada sacabbood seddex jeer.

Waad luq-luqan oo san daarsan oo fiifsan seddx jeer.

  • Luq-luqashadu: Waa inaad biyo afka gudihiisa galiso oo ku luq-luqato oo soo saartid biyaha. Tixraac xadiiska:(Inuu Nabigu sallallaahu calayhi wasallam arkay nin tukanaya, dhabarka cagtiisana ay tahay meel cad oo qaddar Dirham le'eg aanay gaarin biyuhu, markaasuu Nabigu amray inuu ku soo celiyo weysada. Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.
  • San daarsigu: Waa inaad san daarsato adoo ku soo qaadan biyaha midigtaada.

Fiifsiga: Waa inaad ka soo saarto biyaha sanka kaddib markaad san daarsatay adigoo adeegsanaya gacantaada bidix.

  • Haddana wuxuu dhaqi wejiga seddex jeer.
  • Haddana waxuu dhaqi labada gacmood ilaa xusullada seddex jeer.
  • Haddana wuxuu masaxi madaxa isagoo ka billaabi foodda ilaa jeegada/qadaadka kaddibna jeegada ilaa foodda ku soo celin, waxaadna masixi labada dhegood.
  • Haddana waxaad meyri labada lugood ilaa anqawyada seddex jeer.

Sidaasaa ah sida u kaamilsan (dhammeystiran weysada), waxayna kaga sugnaadeen Nabiga sallallaahu calayhi wasallam axaadiis ku yaal Al-Bukhaari, Muslim, oo ay ka soo weriyeen Cusmaan bin Caffaan, Cabdullaahi bin Zayd iyo kuwo kale.

Waxaa sidoo kale ka sugnaaday oo ku yaal Al-Bukhaari iyo kutub kale:

"Inuu meyray xubnaha weysada hal hal mar, iyo inuu meyray labo labo mar" macnaha wuxuu meyray xubin kasta oo ka mid ah xubnaha weysada hal mar ama labo mar.