Skip to content

السؤال

س3: ما هو فضل الوضوء؟

S3: Waa maxay fadliga weysada?

الجواب

ج:قال النبي عَلَيْهِ الصَّلَاةُ وَالسَّلَامُ:

«إذا توضأ العبد المسلم -أو المؤمن- فغسل وجهه؛ خرج من وجهه كل خطيئةٍ نظر إليها بعينيه مع الماء - أو مع آخر قطر الماء - فإذا غسل يديه؛ خرج من يديه كل خطيئة كان بطشتها يداه مع الماء -أو مع آخر قطر الماء - فإذا غسل رجليه؛ خرجت كل خطيئة مشتها رجلاه مع الماء -أو مع آخر قطر الماء- حتى يخرج نقيَّا من الذنوب»

رواه مسلم.

Nabigu sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Markuu weyseysto qofka muslimka ah ama mu’minka oo dhaqo wejigiisa; waxaa ka baxa wejigiisa wax kasta oo denbi ah uu ku eegay labadiisa indhood, waxayna la baxaan biyaha ama dhibicda u dambeysa biyaha" - markuu dhaqo labadiisa gacmood; waxaa ka baxa labadiisa gacmood denbi kasta uu ku geystay labadiisa gacmood, waxayna la baxaan biyaha ama dhibicda u dambeysa biyaha"- markuu dhaqo labadiisa lugood; waxaa la baxa biyaha denbi kasta oo ay u socdeen lugihiisa, waxay la baxaan biyaha ama dhibicda u dambeysa biyaha"- ilaa uu ka daahir noqdo dunuubta.

Waxaa soo weriyey Muslim.