Skip to content
Liiska Suuradaha /

المُطَففين

المُطَففين is chapter 83 of the Quran and has 36 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

36 Aayadaha Lambarka Suuradda 83
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَيۡلٞ لِّلۡمُطَفِّفِينَ

Hoog waxaa leh kuwa dadka (xaqooda) duudsiya oo dhima 'nuqsaamiya'.

ٱلَّذِينَ إِذَا ٱكۡتَالُواْ عَلَى ٱلنَّاسِ يَسۡتَوۡفُونَ

Waa kuwa markay wax beegan u oofsada si dhan oo kaamil ah.

وَإِذَا كَالُوهُمۡ أَو وَّزَنُوهُمۡ يُخۡسِرُونَ

Markase ay u beegi dadka kale ama miisaami ka dhima oo nuqsaamiya.

أَلَا يَظُنُّ أُوْلَٰٓئِكَ أَنَّهُم مَّبۡعُوثُونَ

Miyeyna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin doono (si loo xisaabiyo).

لِيَوۡمٍ عَظِيمٖ

Maalin weyn (Qiyaamada).